Odayaasha iyo Bulshada soo xuleysa Ergada kuraasta Hop263 iyo HOP241 oo la shaaciyay

Guddiga Maamulka Doorashooyinka Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada 2 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Mogdisho. Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed Somaliland ayaa lagu shaaciyay magacyada xubnaha soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta tirsigoodu yahay Hop263 iyo HOP241 oo isbuucan … Continue reading Odayaasha iyo Bulshada soo xuleysa Ergada kuraasta Hop263 iyo HOP241 oo la shaaciyay